Kaafi News

Daawo muqaal:-Khamrigii Ugu Badnaa Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco+Danbiilayaashii Lagu Qabtay Oo Xukun Culus Lagu Riday

Burco(kaafinews) daawo khamrigii ugu badnaa oo ciidamada bilaysku ku qabteen magaalada burco

Daawo muqaal:-Sul,Maxamed Cabdiqaadir Oo Ku Dhawaaqay In Uu Joojiyay Shir Beeleed Hore Loo Iclaamiyay Oo Ka Dhici Lahaa Burco+Raali Galin Kabixiyay Hadal Dhawaan Suldaanka Kasoo Yeedhay

Hargaysa(kaafinews) daawo sul daan maxamed cabdiqaadir oo sheegay inuu joojiyay shir beeleed ka dhici lahaa burco

Daawo muqaal:-Xisbiga Ucid Oo Eedo Kulul Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi+Kuna Sheegay Xukuumada Usoo Xushayna Ku Sheegay Xukuumad Dhinac Ka Raran

Hargaysa(kaafinews) daawo xisbiga ucid oo eedo kulul ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi

Daawo muqaal:-Nabar Xun Oo Naafeeyay Hooyo Danyara Oo Haysata 4 Caruur Ah+Bulshada Oo Ay Ka Codsatay Inay Caawiyaan

Hargaysa(kaafinews)Nabar Xun oo Naafeeyay Hooyo Haysata 4 Caruur ah iyo bulshada oo ka codsatay inay caawiyaan

Daawo muqaal:-Abaaro Baahsan Oo Ku Dhufatay Qaar Kamida Gobolada Somaliland Iyo Baaq Qayla Dhaana Oo Bulshada Udiray Gudoomiyaha Ka Hortaga Aafooyinku

Hargaysa(kaafinews) daawo gudoomiyaha ka hortaga aafooyinka oo baaq udiray bulshada inay ka qayb qaataan taakulaynta dad abaaruhu saameeyeen

Dag Dag Daawo,Waa Inoo Dagaal Butlandneey Xadkana Iyo Africa Markii Lakala Googoynayayna Isir Kasda Oo Somalida Ka mid Ahina Waa Ogaa

Hargaysa(kaafinews) daawo siyaasi cumar dubad  cali yare oo dagaal ku qaaday maamulka butland

Daawo muqaal:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Arimo Xaasaasiya Oo Khuseeya Deegaanka Ceel Afwayn Ka Hadlay

Hargaysa(kaafinews) daawo wasiirka arimaha gudaha soamaliland oo ka hadlay arimo badan oo xaasaasiay

Daawo muqaal:-Gudida Xal Uhelida Sixir Bararka Uu Magacaabay Madaxwaynuhu Ayaa Go Aamo Kasoo Saaray Xal U Helida Sixir Bararka

Hargaysa(kaafinews) daawo gudida uu madaxwaynuhu usaaray xal uhelida sixir bararka oo go aamo soo saaray

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabay Qaar Ka Mid Ah Gudoomiyeyaasha Gobolada Iyo Masuuliyiin Kale

WAR-SAXAAFADEED

Hargaysa(kaafinews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul.

 

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-     

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay:           Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;

 

Markaan Arkay:           Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

 

Markaan ku Qancay:   In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

 

Markaan Sameeyey:    La-tashi Ballaadhan;

 

 

Waxaan Go’aamiyey:

In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

 

Tir Magaca Xilka
1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
2. Xamse Maxamed Cabdi Axmed Guddoomiyaha Gobolka Togdheer
3. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex
4. Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse Guddoomiyaha Gobolka Awdal
5. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
6. Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim Guddoomiyaha Gobolka Hawd
7. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saraar
8. Mawliid Maxamed Nuur Warsame Guddoomiyaha Gobolka Salal
9. Maxamuud Warsame Jaamac Cali Afhayeenka Madaxweynaha
10. Cabdiwaaxid  Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada
11. Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

 

                   [

Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

 

Masuuliyiinta xilka wareejinaya waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran muddadii ay xilka Qaranka hayeen.

          [

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

 

Naasir Yuusuf Daahir

Director of the Presidential Media Department

Hargeisa – Republic of Somaliland

EX Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Xasan Ciise Jaamac Oo Fariin Adag U Diray MadaxWaynaha Somaliland

Hargaysa(kaafinews)EX Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Xasan Ciise Jaamac Oo Fariin Adag U Diray MadaxWaynaha Somaliland