kaafinews.com
Derbijiif La Soo Xidhay, Xabsigaa U Door Roon
February 6, 2019 - Written by admin

Waxa Aan Ku Darila, In Mandheera Lo Diro, Diintiyo Quraankiyo, Duruus Loo Bilaboo

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B).

WAXAAN SALAAN KHAAS AH U SOO DIRAYAA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Waxaan jecelahay inaan halkan uga soo gudbiyo dawlada iyo shacabkaba,dacwad iyo dooda derbi jiifka.

XABSIGAA U DANAHOO,DERBIJIIF U DHAAMEE,

DUGSI BAY HELEENOO,DIILALADIYO DHAXANTI,

DEYR LAGAGA HOYO,DILAYSAY KA QARIYEEN,

DOOXII LA TEGAYIYO,DARXUMAY KA RAYSANE,

WAXA AAN KU DARILA,IN MANDHEERA LO



DIRO,

DIINTIYO QURAANKIYO,DURUUS LOO BILABOO,

HADDII AAD DANAYSAAN,DALKEENA U AAYIYE,

DIFAACAY INOO GELI,DIYAARADAA DAR HAGAYO,

DUULIYAY INO NOQON,IYGANA DARYEEL WACAN,

DUULKA QAYLINAYOOW,DANIHIINA RAACDOO,

DAAYAN IDIN FARAYA,DAR ILLAHAY UGA NAXA,

DIBYAAN LOOGU CELIN,MEEL LAGU DAADSHO HUBADA,

DADKA NOOLBA DAAYO,XOOLUHUBA KA DIDAYAAN,

DANYARTEENI WEEYEE,KA DAMAQADA SIDAY YIIN,

DAAYINKAYNA UUMAA,INAGU DAAWANAAYOO,

DEEQ MUU U WAAYINE,DURUUS BAY INOO YIIN,

SOO DAADGUREEYOO,DOONDOONA KUWA HADHAY,

DIGNIIN BAY U TAHAY BADI,DOOR ISMOODKA NAAXO,

WAA LAGAGA DABA IMAN,KUWA DAYRIYEE NACAY,

DOORASHADA COD BIXINTANA QAAR WAW DAREERAN,

DUUFAANADA DHACAAYIYO,ABAARAHA ISDABA GALAY,

DADKA JILICSAN TUURIYO,DULMIGEENA WEEYAAN,

DUNIDAA DHAMAADEE,ALLOOW YAANAY NALA DEGIN,

DAACADNIMO KA DURUGNE,DENBI DHAAF ALLAHAYOW.

                    ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews