kaafinews.com
Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Iskugu Jira Ganaax Iyo Xayiraad Ku Riday Wargeyska Foore
February 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(kaafinews):-Gdoomiyaha maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun iskugu jira ganaax lacageed iyo xadhig ku riday wargeyka Foore.

Gudoomiyaha maxkamada oo ku dhawaaqay go’aanka dacwad ka dhan ah wargeyskaas oo ka socotay maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa sheegay in wargeyska lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan sadex milyan iyo halsano oo aanu wargeyskaasi soo bixin.

Gudoomiyaha wargeyska Foore Cabdirashiid Cabdiwahaab Sheekh Ibraahin ayaa Hadhwanaagnews u xaqiijiyey in maxkamada gobolku ku riday xukunkan.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in lacagta ganaaxa ah ee lagu riday loo xidhay tifaftiraha wargeyska Foore Ilkacase, kaas oo xidhnan doona inta lacagta laga bixinayo, waxaanu xusay inay dhawaan faah faahin ka bixin doonaan xukunka ku dhacay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews