kaafinews.com
Xisbiga Ucid Oo Cadeeyay in aanay Doorasho Qaban Karin Gudida Komishanka Doorashooyinka
February 13, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Kaafinews)Xisbiga Mucaaradka ah ee ucid Ayaa cadeeyay inaanay Gudida Doorashadda Ee Wakhtigani qaban kari doorashooyinkii golayaasha deegaanka iyo baarlamaanka madaama oo wakhtigoodu xiliga doorashadda loo mudeeyay qabashadeeda uu ka hor dhamaanayo xilku.

Xoghaye ku xigeenka xisbiga ucid Cabdinaasir Yuusuf Cusmaan Qodox ayaa sheegay in loo baahan yahay in xisbiyaddu ay isku tashadaan oo ay la yimadaan qorshe dalka doorasho kaga qabsoomi karto.

“Guurtidu Doorashadda Waxa Ay mudaysay 13 December Gudida Doorashadda Ee Hadda Joogaana waxa uu wakhtigiisu ku eeg-yahay 19tobanka Bisha Ka Soo Horaysay December Markaas gudidani doorasho qaban mayaan taasina way cadahay oo qofkasta wuu og-yahay.Sidaas ayaa uu yidhi Xoghaye Cabdi Naasir



Qodox oo u waramay Somali Cable Tv

Intaas waxa uu ku daray xoghaye ku xigeenka xisbiga Ucid Cabdi Naasir Qodox Isaga oo hadalkiisa siiwata.“Xisbiyadda waxa u taala marka uu gudida doorashadda wakhtigoodu ka dhamaado in ay iskugu yimadaan sidii looga arinsan lahaa Gudida Cusub Ee Doorashadda qaban lahayd,waxaanan anaga iyo xisbiga kulmiyena ku heshiinay in gudida doorashooyinka ee cusub ay noqdaan sagaal xubnood.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews