kaafinews.com
Wadada Berberee La Wado, Wajaale Hadday Gesho, Warkii Dekedunarumow, Weel Weynba Culanaysaan.
February 26, 2019 - Written by admin

Wayu Haday Kula Socdan, Waxad Doontaad Hesha, Wadada Berbere La Wado, Wajaale Hadday Gesho

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,A.S.C.W.R.W.B.
SALAAN GAARA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

1-WAREEGTO ADDUUNYADANI,WANAAG IYO WAA XUMAAN,

  ISWEYDAARTOY ISBEDELA,MIDNABA LAGU WAARAHAYN,

  WEYNAHAGAA LA AAMINAA,MARKUU WAA KUU BERYABA,

  WERDIYO MAHAD LOO NAQA,WAX ROONBA LAGA BARYA.

 

2-WAYU HADAY KULA SOCDAN,WAXAD DOONTAAD HESHA,

   WADADA BERBERE LA WADO,WAJAALE HADDAY GESHO,

   WARKII DEKEDUNA RUMOW,WEEL



WEYNBA CULANAYSAN,

   WIXII NOOLI WUU DHERGIYE,WAKHTIGA MA BAXNAANINA.

 

3-WALAACA MAYSKA JOOJINA,WEYNAHEENA MA AAMINAA,

   WANAAGANA U TOOGO HAY,WEGLIYO KA FOGOW CIYAAR,

   WADAADKIYO WARANLAHABA,WALAALNIMO UGU SINOW,

   WEEDHAADU WAXAY GASHA,DHEGAHA ALLE WAANIYAA.

 

4-WARKAAGA RUXAN JECLAYN,WAKHTIBAYU KAAGA LUMIN,

   WAAYEEL WAA WADA INDHO,WAREERIYO MURAN DHAMAA,

   DUNIDU WAA WAALALOW,WADKIYO NOLOSHAA GUDBOON,

   WAXAAD HAYSTAA KA WACAN,WAXAAD WEYDAYE MAQNAA.

              ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews