Hayada Hanti Dhowur Ka Qaran ka – Jamuuriyadda Somaliland – Ma Mid Hargaysa Ku Kooban – Mise Waa Mid Ilaalinta Hantida Qaran – Jamuriyadda Somaliland oo Loogi maday baa – musuq maasaqa tirtirta horta waa su aale?,

= Waa Taan Anigu Kala Saari Waaye . Hada Anigo Maxaad Tahay . Hada Adigow Maxaad Fili Doonta 
a) Hadaba Maalmahan Waxaa Jirtay Arimo Iga Yaab Galiye Aniga Oo Ah Hanta Qaran Oo Lah Lunsaday Iyo Sifihii Oo Qaadan Jiray Oo Ah Mushahar Kubixi Jiray Isku Magac Oo Ah Mushahar Caadi Ah Oo Uu Qaan Jiray Garsoorihii Lahaa Iyo Mid Ah Caagle Ama Hanta Qaran Oo Lah Lunsan Jiray Oo Ku Soo Bixi Jiaray Magac Garsoore Ka Tirsanaan Jiray Maxkamadda Gobolka Togdher Burco Taaso Laga Badalay Oo Loo Badalay Maxkamad Gobolka Gibilay Kaaso Garsoore Maxamed Cismaan Loo Wareejiye Mushaharkiisi Saxda Ahaa Gobolka Gibilay Oo Uu Ka Qaanjiray Haba Waxaa Soo Baxday Inaan Laga Jarin Mushaharkii Uu Ka Qaadan Jiray Gobolka Togdheer Burco Isla Mar Kaan Latirin Ama Labadali Oo Wali Lagu Qaadan Jiray Magaciisa Oo Ay Ku Qaadan Jiray Maamulka Bahda Garsoor Ka Gobolka Togdheer Uqaabil San Mushahar Bixinta Taaso Dhan U Daday Qaadanaye 12 Bilood Ah Intaan Uu Soconaaye Mushahar Kaasi Ah Caagla Ah Hasayeeshe Marku Khilaaf Iyo Muran Soo Kala Dhex Galay Masuuliyinta Ugu Sareysa Maxkamadda Gobolka Togdher Oo Kala Ah Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Togdher Iyo Kaaliyihii Sare Ee Isla Maxkmadda Rafcaan Ka Oo Wada Shayni Oo Wada Shaqay Xoogani Ka Dhaxayse Is Lah Markaan Laga Qaaday Xilkii Ay Hayse Kaaliyihii Hore Ee Maxkamad Rafcaan Ka Taaso Uu Soo Baxay Mushahar Ka Lagu Qaadan Jiray Caagla Kadib Nah Gudoomiyaha Rafcaanku Ku Soo Eedeye Kaaliyihii Sii Sare Ee Khilaafku Soo Kala Galay Ee Xilka Laga Qaadaykhilaafki Oo Kala Galay Taaso Gudoomiyuhu Sheegay Inuu Imin Jiray Mushahar Khalad Ah Oo Soo Raaci Jiray Bilkasta Mushaharka Shaqaal Ah Maxkamadda Ah Gobolka Togdheer Oo Ahaa Mushahar Garsoore Laga Badalay Gobolka Islah Markaan Ay Qaadan Jiray Sucaad Oo Ah Kaaliyihii Sare Ee Khilaafku Soo Dhex Galay Gudoomiyah Iyo Iyada Markaan Uu Sheegay Inuu Saxeexi Jiray Nuun Waaran Ka Mushahar Bixinta Oo Iyadu Soo Qaadi Jiray Oo Isagu Warba U Hayn Kaaso Ah Masuulkii Ugu Sareeye Maxkamadda Ah Gobolka Togdher Oo Wixii Loogu Magacaabay Jagada Uu Hayo Taaso Ah Masuuliyad Daro

Hasayeeshe Mana Arag Mana Maqal Masuul Xilkii Loo Magacaabay sidan u gudanaaye waa yaabe mise gudoomiye xilkiiisi Garanay Sidan Oo Kale Iyo Inay Tahay Indhah Iska Tuur masuuliyad daro ah taa waxaan u arkaa inuu lugu kula jiro ama wax ka Ogyahay Lacagtan Halkay Ku Maqan Tahay Waayo Waa Masuul Ka Ugu Sareeya Maxkamadda Ah Gobolka Togdher Burco

HADAB TA ANIGA IGA YAABISAY 
WAATAN AH HAYADII HANTA DHORKII QARANKU MAYE ? MA SHAQADII AYE HAYEEN BAA , HAYADO KALE OO SHAQADOODI AHAYN BA AYAA KHAQ UYEESHAY ? SIDA POLISKA IYO BAADHAYAASH SI AYIDHIID OO KALE OO QOF KU SOO EEDEYAN BAA KIIS MUSUQ MAASAQ OO SALKIISU YAHAY AMA XAQIIDISU TAHAY ? 
=TAASI WAA MAYE =WAXAAN U ARKAA XADGUDUB SHARCI =INDHO ISKA TUUR SHARCIGA BAAL MARSAN =HADAB HAYADII SHARCIGU XAQA U LAHAYD MEEDAY =WAA TAN HARGAYSA SOO DHAAFI WAYDE =MASIDAN BAA SHAQADOODU =MISE WAA KA DAACAD NIMO SIDANI KA TAHAY =TALLOW ANIGU YAABE MASIDAN BAY TAHAY SHAQADOODU =MISE LOOGU MA DARIN SHAQADOODA SHAQADOODU GAADH SI SAN TAHAY GOBOLADA BARIGA =MISE WALI KAMA SHAQAGALI GOBOLKA TOGDHER WAATA SU AAASHA 

qore garyaqaan king cabdi bile