kaafinews.com
Xooga Ugu Wayn Ee Ay Leedahay Villa Somalia Waa Been-fidiyaasha Abaabulan Ee Lagu Magacaabo Xoogaga Wadiniyiinta Somalia
March 22, 2020 - Written by Idiris Yaxye

Kooxdaasi waxay U Abaabulanyihiin Tashuush Galinta Dadka iyo Buunbuuninta Wararka Dawlada Taagta Daran Ee somalia Waxaanay Ku Bixiyaan Lacag Halka Qaarkoodna Guryo Looga iibiyey Dalka Turkiga Si Loogu Quweeyo iimaankooda Daciifka ah Dadkana ay ugu sheegi karaan Waxay Run Moodaan”

Riyo Hadii ay Dubleeyihiin Dabadooda ayay ku Qarin lahaayeen”

Shakhsiyaad ka soo jeeda Dalka jsl Ayaa ka mida Qawlaysatada Been-quutayaasha ah Ee ku xidhan Villa Somalia Kuwaasi oo Raadiya Meelo ay Tashuush kaga Abuuri karaan Shacabka.

Sidoo kalena Dacaayado Raqiis ah ka fidiya Dawlada jsl Waxyaabaaha ay waxwayn ka dhigaan waxaa ka mid ah Markay Shaqsi Somaliland ka soo jeeda sawir kula Galaan Villa Somalia .

Sidoo kale Waxay isku Dayaan in Ay majaro Habaabiyaan Guulaha Ay Gaadhay Somaliland Waxaanay libinta Madaxdeena u Sadqeeyaan Maamulka Villa somalia.

” Waa inay Xukuumada somaliland Qorshe ka yeelato Been-quutayaasha Laga soo shidaaliyo Villa somalia .

Yusuf Dool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews