kaafinews.com
Midnimiyo Mar Kale Iyadu, Waa Iska Madadaalo
March 31, 2020 - Written by admin

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim (A.S.C.W.R.W.B).

MAR KALIYO MIDNIMO,WAA MIDAAN MEESHA QABANAYNE,

MAGAC BA’Y DHE BASHABA,HADDUU XAMAR U MUNSODAY,

MASAARIIF IN LAGU DOORIN KARO,UMMA MALAYNAYNE ,

MALAHA MAXAMED MAHE,MAHDIBA QAATAY MAGACIISA,

MAATIDIYO CARUURAHA TEGEE,XAMAR U MAAN GUURAY,

MADFACIYO DAGAALKII MA OGA,OO MA BAY DHALANIN,

MANFACA IYO ADUUN KUMA QABAAN,MEESHA OLOLAYSA,

MAXADIYO MARKAY JAAMACADO,MULUKH KA SOO SIIYEY,

MEELANA LAGU GUFAYN WAAYEYEE,NOQOTAY MEERAYSO,

MARMARSIINYO UUN BAY HELEENE,UMMA MURAADEENEE,

MUUDMUUTAYNTA SUUQYADA,MARKII MIIQ U GELI WAAYEY,

ISMAQIIQID MOOYE MUQDISHO,MAANKA KUMAY HAYNE,

MUFTAAXII U SIIRAANYO FURAY,MAHADINOO EEDNAY,

        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews