kaafinews.com
Maxaad Kala Socotaa Sawirradi La Qaaday Inta U Dhaxeysay 10-16 April 2020 Ee Qaarada Afrika?
April 18, 2020 - Written by admin

Sawirradan toddobaadkan laga soo uruuriyey qaar ka mid ah waddamada qaaraddan Afrika halkan kaga bogo:

Waa nin waddo ka mid ah caasimadda Kenya ee Nairobi ku buufinaya sunta looga hortago cudurrada si loo yareeyo faafitaanka Coronavirus
Image captionWaa nin waddo ka mid ah caasimadda Kenya ee Nairobi ku buufinaya sunta looga hortago cudurrada si loo yareeyo faafitaanka Coronavirus
Waddooyinka, goobaha laga dukaameysto iyo meelaha ay dadku isugu yimaaddaan oo la buufinayo
Nin mootada laba lugaleyda ku dhex wata dabeyla boor wata oo ka dhacaya magaalada Ouagadougou ee dalka Burkina Faso
Farashaxaniiste ku sugan Ivory Cosy oo geed ka sameynayo mid ka mid ah farshaxannada uu caanka ku yahay
Dayactir lagu sameeynayo mid ka mid ah Aathaarta ka hartay Fircoon ee yaalla madxaf ku yaalla Masar oo dahab ka sameysan.
Farshaxaniistaha caanka ee dalka Masar u dhashay oo waddooyinka magalada Qaahira carruurta ku baraya sida afka loo xirto.
Dhakhaatiir ka socota dalka Cuba oo gaaray dalka Angola si ay dalkaasi uga caawiyaan dagaalka uu kula jirdo Coronavirus.
Dhalinyaro faras fuusha, dalka Senegal
.
Dad jimcisi ku sameeynaya waddooyinka magaalada Abuja ee dalka Nigeria
.
Nin ku cibaadeysanaya kaniisad xiran horteeda
.

Sawirradan waxaa soo uruuriyey: Reuters, EPA iyo Getty Images

XIGASHO BBC SOMALI

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews