kaafinews.com
Maxkamad Ku Taalla Dalka Sinagpore Oo Nin Dil Ku Xukuntay Ugu Fulisay Qaab Maqal Iyo Muuqaal Ah
May 21, 2020 - Written by admin

Maxkamad ku taalla dalka Sinagpore ayaa nin dil ku xukuntay qaab maqal iyo muuqaal ah xilli dalkaas looga dhawaaqay xayiraadda looga hortaggayo fiditaanka feyraska Korona.

Punithan Genasan, oo 37 jir ah ayaa Jimcihii lagu riday xukunka, waxaana loo heystay in uu ku lug lahaa heshiiska dhanka ganacsiga sharci darrada ah ee daroogada kaas oo dhacay sannadkii 2011-kii.

Waana xukunkii ugu horreeyay ee dalkaas ee looga fuliyo qaab maqal iyo muuqaal ah.

Ha’yadaha Xuquuqul insaanka ayaa dhaleeceeyay go’aankan oo ay ku tilmaameen mid ‘gurucan’ xilli dunida uu saameeyay safmarka feyraska Korona.

Maxkamadaha ku yaalla Singapore waxay joojiyeen kiisaskii la dhageysan jirayn tan iyo bisha Juun markaas oo xayiraadda laga qaadayo caasimadda Singapore.

Balse dhageysiga kiisaska loo arko inay yihiin lagama maarmaan ayaa qaab maqal iyo muuqaal ah lagu qaadaa.

xigasho bbc somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews