kaafinews.com
Maxaad Kala Socotaa Dhibaatooyinka Ay Bulshada Ku Hayso Shirkada Laydhka Ee Sompawer?
July 30, 2020 - Written by admin

Hargaysa(kaafinews)

Shirkadaha laydha siiya magaalada Hargeysa ayaa Sanadkii 2016 Ku Midoobay
Gaadhsiinta Magaalada Hargeysa Si Hargeysa U Hesho Laydh Ku filan Oo Jaban

Shirkadaha Ku Midoobay SiinTa Iyo fidhin caasimada Hargeysa Oo Tiradoodu Kordh U Dhaafayso 34 Shirkadood Ayaa Ku Midoobay Magaca Sompower

Iyado Xukuumadii Xiligaasi Ogolaadatay in Shirkadahii Tira4da Badnaa Ee Xiligaasi Badankoodu Noqdaan Shirkado Isu Tagay
Bulshada Caasimaduna Kaga Raysto.

Shirkadihii Hore Ee Ku Filiqsanaa Magaalada Oo Hore Bulshada Cabasho Dhinaca Lacagta Iyo Tayo Xumi Baahsan Uga Qabtay ,

Balse Dadka Caasimadu Rajo Wanaagsan Ka Muujiyeen Marka ay Maqleen Shirkaduhu Awoodoodii Tamareed Iyo Dhaqaale Shirkada Ay Ka midaysan Yihiin Oo Sompower Maqleen

Hadase ahaatee Filashadaa Wanaagsani Waxay Noqotay Hal Bacaad Lagu Lisay
Lacagii Bulshadu Ay filanayeen Inay Jabaan Oo aanay Ba Iska Badaline Iyadoo Hal Unit Uu Xisaabsan Yahay 0.7$ Oo Dhiganta 5000.97shilanka Somaliland ah
Halka Marka Loo Eego Ber Bera Oo Magaalo Xeebeed Hal.Ka Unit Yahay 0.3$ Oo Dhiganta 2.54700shilin

Tayadhka Oo ka Mid ah waxyaabaha sida Wayna Lahaa Wax Bay Kaga Wanaagsanayaan Shirkadihii Kali Kaliga Ahaa Mararka Qaar Sida Xili Roobaad Ka Waxaaabada Moodaa Inay ka Qatar Badan Yihiin iyadoo dhacdooyinkii UgU Dambeeyay Ee Dhacay Badankoodu Samayn Dhimashada Dadkii Dhintay Ay Qayb Laxaad Leh Ka Ahaayeen Shirkadaha Laydhka Bixyaaa

Sidoo Kale Waxay Qayb ka Yihiin Bilic Xumada Ay Magaalada Ku Hayaan Oo Arkayso Xadhka Sida Qaabka Daran Isugu Mar Maran Ee Dabanka Sida Iyo Bulshada somaliland Waliba Hargeysa Oo Damiirkaagu Diid Markaa Aragto.
Iyadoo Taasi Jirto Ayaan Bulshadu Dhaadanayn ama Aanay Ka Taxadir Khataraha Danabyada Laydka Sida Dushooda Hee Haabayaba

Markasta Oo Aan maqlo Meel Ganacsi Baa Gubtay Amaba Guribaa Gubtay Ama aad waad waydiiso Ciidamada Dabka La Dagaalama ama Baqtiiya Ha U sii Badnaato Mudooyinkii U Dambaysaye Waxay Kuu Sheegayaan Ee Koobadaa Waa Laydh Baa Gubay.

Masuuliyiinta Dawlada Oo Horeeyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdib, Maayarka Caasimada Cabdi Raxmaan Solteco ,iyo Taliyaha Ciidanka Dab Dambiska Maxamed Axmed Sawaaxili
Oo Xiliyo Kala Duwan Iyo Madal Kala Duwan Ka Hadlay Fariimo Shirkadaha Laydha Ku Midoobaye Inay Xadhka Dhulka Hoose Mariyaan Laakiin Dhawaaqyadaasi Dhega Masuulinta Shirkadaha Ku Midoobay Deg Uma Dhigaan .

Balse Khatar Danabyada Is Xabaarsani waxay Dhushooda Saraan Yihiin Bulshada Masaakiintaa Ee Lacagta Laga Sii Sido

Ee Xitaa Hadii Laydhku Duluuf Dhaqaale Bixin Kari waayo Inta Laga Jaro Loogu Hanjabo Shirkadu Way Midoobeen Oo Waa Sompower Ee Xageed Tagi
Taasi Oo U Dheertay Saacaadaha Dadka U Xidhan aanay Qorin 10$ Doolar Yar

Ta Kale Ee Dheeri Tahay In Saacaada ay Shirkadu Doonayso Mooye aanad Mid Kale Xidhan Karin Taaso.Oo Ah su.aasha aan Wali Jawaabteeda Raadinayo.

Talo Shirkadaha Laydhka Mid Baan Leeyahay Umadani Aad Ka Shaqaysanaysan Waa Bushadiiniiye Ka Naxo Oo Lacagta Ka Qaadaysan Ugu Badala wax U Qalma ,Oo Tayadiisa La Hubiyay Ha Noqonina Raac

Bulshada Hargeysana Mid Baan Leeyahay Ha Noqonin Dameer Malab La Saaraye.
Noqda Bulsho Waxna Diida Waxna Ogolato .
Lacag Baa Laydinka Qaadaye

Dawlada Iyo Hayadaha Shaqada Ku Leh Hadal Kaliya Looma Baahnee Umada waxa Aad Masuulka Uga Tahiin Cida Gacanta Ku Hayso ku Daba Gala Oo Taabo Oa Qaada Cid Mutaysata.

Xigasho Wariye Ahmed khalid

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews