kaafinews.com
Dawlada Masar Oo Soo Saartay Sharci Cusub Oo Ka Mamnuucaya Milatariga In Ay Siyaasadda Galaan
July 30, 2020 - Written by admin

Madaxweynaha Masar Cabdil Fataax Al Siisi ayaa saxiixay sharci ka mamnuucaya masuuliyiintii horay uga tirsanaa milatariga inay u tartmaaan madaxtinnimada ama baarlamaanka iyagoo aan fasax ka heysan golaha sare ee milatariga.

Waxaa sidoo kale laga mamnuucay inay ku biiraan axsaabta siyaasadda.

Dadka dhaliishan sharcigan ayaa sheegay in Siisi uu arrintani uga gol leeyahay inuu ku hubiya in xubna ka tirsanmilatariga aysan ku dhiiranin loolan siyaasadeedoo isaga ka dhan ah.

Sanadii 2018 ayay ahayd markii taliyihii hore ee milatariga dalkaasi Sami Anan xabsiga loo taxaabay markii ay miltariga ku eedeeyeen inuu doonyay inuu u tartama doorashada madaxtinnimada isaga oo aan idim u haysanArticle share tools

xigasho bbc somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews