kaafinews.com
Xukuumada Somaliland Oo Bandhig-Faneed Ay Shalay Joojisey Caawa Fasaxday
July 31, 2020 - Written by admin

Hargaysa(kaafinews)

Xukuumadda Somaliland Ayaa Maalintii Shalay Sheegtay inay Joojisey Bandhig Faneedyo Caawa Lagu Qabaanaayey HOTEL ka Crown iyo Beerta Libaaxyada oo labaduba Kuyaala Magaalada Hargeisa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sidookalena ah Xubin katirsan Gudiga COVID 19 ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan Joojiyeen Qabsoomida Bandhig yadaasi

Waxaanu ku Macneeyey Wasiir ku joojinta Showyadaasi Laba Arimood oo kala ah inay 1= Inay tahay Arin Xaaraan ah oo diintu Aanay ogolayn iyo In Showgaasi Halis ku yahay Faafidda COVID 19

Sidookalena Gudiga Wanaag-Farista iyo Xumaan Reebista ee Somaliland ayaa iyaguna Siweyn iga Qayliyey Showgaasi Waxaanay Ka digeen Qab Soomidiisa iyagoo Fariimo Digniimo ahna udiray Mulkiilayaasha Madalaha lashaaciyey in lagu Qaban doono Showyadaasi

Hadaba Labadii Show ee xukumadu sheegtay inay Joojisay ayaa Haatan Sitoos ah uga Socda Hargeisa Gaar ahaanna Labadii Goobood ee Hore Loo shaaciyey oo ah HOTEL Crown iyo Beerta Libaaxyada Hawl wadeenadda iyo Fanaaniintan Caawa Shawyada Ku Qabatay Hargeisa oo aan la Xidhiidhay ayaa ii Cadeeyey inay Mar kale Xukuumaddu UFasaxday islamarkaas na ay U,ogolaatay inay Fanaaniintani Qabsan karaan Bandhig Faneed yadooda

Image may contain: 7 people
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews