kaafinews.com
Madaxwaynihii Hore Charles Taylor Oo Laga Diiday In Laga Wareejiyo Xabsiga Ingiriiska
September 10, 2020 - Written by admin

Maxkamd gaar ah oo ku taalla Sierra Leone ayaa diidday codsiga Madaxweynihii hore ee Liberia Charles Taylor ee ah in laga wareejiyo xabsiga Ingiriiska ku yaalla, sababo la xiriira xanuunka coronavirus.

Taylor ayaa sheegay in xanuunka coronavirus ee dalka UK uu khatar weyn ku yahay noloshiisa uuna doonayo in loo wareejiyo “dal kale oo ammaan ah”, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Maxkamadda ayaa sheegtay in Tylor uusan carrabaabin dalalka uu u arko inay ka bad qabaan xanuunka.

Waxay maxkamaddu intaas ku dartay in Hay`adda Caafimaadka Adduunka (WHO) aysan shaacin dal ka bad qaba Covid-19.

Maxkamadda qaadda dembiyada ee caalamiga ah, Hague ayaa Taylor ku xukuntay 50 sano oo xabsi ah.

Waxaa lagu helay inuu caawinayay fallaagadii Sierra Leone intii uu socday dagaalki sokeeye ee sanadihii 1991-2002.

xigasho bbc somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews