kaafinews.com
Madaxwayne Trump Oo Wacad Ku Maray Inuu Ka Jawaabi Doono Isku dayga Dil Ee Safiirka Mareykanka Ee Koofur Afrika
September 15, 2020 - Written by admin

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray in jawaab “1,000 jeer ka culus,” uu ka bixin doono weerar walba oo ka yimaada Iiraan.

Hadalka Trump ayaa yimid kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Iiraan ay qorsheysay dilka Safiirka Mareykanka ee Koofur Afrika, Lana Marks.

“Weerar walba oo ka yimaada Iiaran, noocuu doono ha noqdo, oo looga soo horjeedo Mareykanka waxaa looga jawaabi doonaa weerar lagu qaado Iiraan oo 1,000 jeer ka culus!” Trump ayaa shalay sidaas ku qoray bartiisa Twitter-ka.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan Saeed Khatibzadeh ayaa beeniyay warka qorshaha dilka ee uu weriyay Politico.

Waxaa la sheegay in Iiraan ay qorsheyneysay inay disho Safiirka Mareykanka ee Koofur Afrika, oo muddo dheer saaxiib la ahayd Madaxweyne Trump, si ay uga aargoosato dilkii Janaraal Qasem Soleimani uu Mareykanku u geystay bishii January.

Gen Soleimani waxaa lagu dilay duqeymo cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka geysteen garoon ku yaalla Baghdad.

Social embed from twitter

WarbixinReport this social embed, make a complaint

Social embed from twitter

XIGASHO BBC SOMALI

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews