kaafinews.com
Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Oo Mar Kale Ku Celiyay In Aan Wax Wadahadal Ah Lala Galayn Tplf.
November 20, 2020 - Written by admin

Jigjiga(kaafinews)

Wasiirka arrimaha dibada dalka Itoobiya, Demeke Mokonen ayaa markale carrabka ku adkeeyay innusan jirri doonin wax wadda haddala soo dhexmari kara Tplf. Demeke ayaa maanta khadka Telefanka kula xidhiidhay wasiirka arrimaha dibbada dalka Sweden, waxayna ka wadda hadleen xaalada Waqooyi ee dalka.
Waxaa toddo-baadkan soo baddanaya caddaadiska dunnidu Dawladda dhexe
Dalalka dunnida iyo ururada caalamiga ayaa caddaadis baddan Dawladda dhexe saaraya toddobaadkan, waxayna ugu baaqayeen innay wadda haddalo furraan.Xukuumada Abiye Ahmed-na waxay ku adkaysanaysaa mawqifkeeda.
Markasta oo uu dagaalku dabo dheerada culays dibbada wuu sii kordhi, xukuumada Abiye-na waxay rabtaa innay innay wakhti kooban kusoo afmeerto.Maamulka Tigreeguna innay dagaalka Magaaloyinka ku dheereeyaan ayay rabbaan,si ay dunnida ugusoo jeediyaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews