kaafinews.com
Afhayeen U Hadlay Ciidamada TPLF Oo Sheegay In Ay Guud Ahaan Burburiyeen Ciidamada Dhanka Raya.
November 20, 2020 - Written by admin

Jigjiga(kaafinews)

Afhayeen u hadlay ciiddamada TPLF(Gebre Sadik) ayaa sheegay innay guud ahaan burburiyeen ciiddamadii dhanka Raya ka yimid, siddoo kale wuxuu sheegay innay khasaare xoogan gaadhsiiyeen ciiddamadii dhanka Eritrea (Zelam-Amabasa.)
Mar uu ka hadlayay gantaaladii Bahir-Dar lagu dhuftay ayuu yidhi:-
“Maalintii shalay waxaan gantaal ku dhufanay garoonka Bahirdar, wuxuuna noqday mid hadda kaddib aan waxba ku fadhinin.Weeraradan way sii socon doonaan iyadoon waxyeelo loo gaysanayn bulshada rayidka ah”
Ugu dambayna wuxuu sheegay innay dagaalka sii waddayaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews