kaafinews.com
“MEKELE WAX YAR AYAAN U JIRNAA”KORNEl DEJENE
November 21, 2020 - Written by admin

Jigjiga(kaafinews)

Kornel Dejene, oo ka tirsan ciiddamada kasoo socday dhanka Alamata ee Milatariga ayaa sheegay innay dagaalkii buuraha kasoo gudbeen, islamarkaana ay soo gaadheen goob Mekelle udhaw oo lagu magacaabo Mahoni. Dejane ayaa warbaahinta u sheegay innay jabiyeen dhufayso baddan oo aagaas laga sameeyay iyo waliba ciiddamo ku gaashaman hubkii cuslaa ee Waqooyiga laga xaday.
Dejene ayaa sheegay innay Mekelle kusii siqayaan hadda kadibna waddadu u fududahay maaddama dhufaysayadii Tigreega laga gudbay.
Waxaa xusid mudddan, in ciddamada Milatariga qayb kale dhanka Adigrat dagaalka kaga jiraan.
Afhayeen shalay ciiddamada TPLF u hadlay ayaa sheegay innay guud ahaan ay bur-buriyeen qaybtii Milatariga ee dhanka Alamata kasoo gashay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews