kaafinews.com
Joornaaliiste Xaqiijiyay In Messi, Neymar Iyo Mbappe Ay Wada Ciyaarayaan Xilli Ciyaareedka Danbe
December 4, 2020 - Written by admin

Neymar ayaa xalay war weyn ka sheegay warbaahinta ka dib guushii uu ku hogaamiyay PSG ee Champions League isagoo labo gool ka dhaliyay Manchester United.

28 jirkaan ayaa sheegay inay qasab tahay inuu xilli ciyaareedka soo socda ka garab ciyaaro Lionel Messi.

Taasina lama micno ahan in Neymar uu doonayo inuu dib ugu laabto Blaugrana laakiin waxay u muuqataa in Lionel Messi uu ku sii jeedo caasimada Faransiiska.

Ka dib hadalkii Neymar ee xalay, Joornaaliisraha RMC Sport ee lagu magacaabo Daniel Riolo ayaa shaaca ka qaaday inuu hubo in Messi uu ku biiri doono PSG xagaaga danbe.

Wuxuu yiri: “Lioenl Messi wuxuu u ciyaari doonaa PSG sannadka danbe. Dhab ayay iga tahay. Messi waxa uu ku biiri doonaa PSG sannadka danbe.”

Warbaahinta Faransiiska ee RMC ayaa sheegtay in Neymar iyo qaar badan oo ka mid ah xiddigaha PSG ay ka codsadeen kooxda inay la soo saxiixdaan Messi.

Ilo ku dhow Neymar ayaa yiri: “Xagaagan, Ney wuxuu sameeyay wax walba uu Messi ku imaan karo Paris. Wuxuu u sheegay inuu ku faraxsanaan doono PSG islamarkaana kooxda ay dib isku dhistay tan iyo markii uu yimid PSG.

“Messi waa uu labalabeeyay. Wuu ka fekeray. Ney wuxuu doonayaa inuu mar kale la ciyaaro, wuxuuna doonayaa in PSG ay Messi keento xagaaga danbe, laakiin waa heshiis adag sababtoo ah qof walba ayaa doonaya Leo.”

xigasho laacibnet

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews