kaafinews.com
“Waxaa Laga Yaabaa Inaan Sugno 100 Sano Si Aan U Aragno Dhalashada Messi Cusub.” – Lewandowski
December 7, 2020 - Written by admin

Weeraryahanka reer Poland iyo kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ammaanay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi.

Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ku tilmaamay Lionel Messi inuu yahay mid kamid ah ciyaartoyda ugu fiican taariikhda kubadda cagta.

Robert Lewandowski ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Olé” ee dalka Argantina wuxuu ku sheegay:

“Messi waa ciyaaryahan weyn, waa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caansan taariikhda kubadda cagta.”

“Waan ogahay baaxada filashooyinka ku xeeran, waa filashooyin aad u weyn.”

“Waxa Messi uu ku guuleystey ciyaaryahan ahaan waa wax aysan suurtagal aheyn inuu ciyaaryahan kale gaaro.”

“Waxaa laga yaabaa inaan sugno 100 sano si aan u aragno dhalashada Messi cusub.”

“Wax walba oo uu Messi sameeyay, wuxuu kamid yahay ciyaartoyda ugu fiican taariikhda, waligiisna sidaas ayuu ahaan doonaa.”

xigasho Gool FM.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews