kaafinews.com
Waa Kuma Dr. Murashax Cali Muxumed Xasan?
December 19, 2020 - Written by admin

Hargaysa(kaafinews)

Waa Kuma musharaxa Dada Yar leh Ee U Tartamaya Doorashada Golaha Deegaanka Dagmada Gabilay,

No description available.

DR. Murashax Cali Muxumed Xasan waxuu Utaagan Yahay musharax nimada Golaha Deegaanka Ee Degmada Gabilay Waana Aqoon Yahay Da, yar Inta Badana U ololeeyay Hurumarinta Arimaha Bulshada, Inbadan Kasoo Qayb Qaatay Meelo Kala Duwan Horumarinta Arimaha Bulshada, Sida Waxbarashada, Caafimaadka Iyo Ololaynta Wacyigalinta In Bulshadu Iskeed Wax U Qabsato Isguna Tiirsanaato.
Dr Murashax cali muxumad xasan waa shaqsi doonaya in uu ka midho dhaliyo hankiisa siyaasadeed waana murashax kalsooni iyo taageeraba ka haysta deeganka uu kasoo jeedo.
Waxayna u xusheen deegaankiisu in uu u tartamo doorashada golaha deegaanka ee degmada Gabilay.
DR. Murashax Cali muxumed xasan wuxu ku dhashay degmada Gabilay sanadkii 1980kii wuxuu waxbarashadiisii Malcaamad quraanka ka bilaabay DULCAD gaar ahaan Itoobiya sanadkii 1990kii sanadkii 1992kii -1998kii dugsiga hoose dhexe ka bilaabay haragaysa dugsiga (XUSEEN GIIRE) sanadkii 1996kii- 1998kii galay oo wax ka bartay Maxadka diinigaa ee (MACHADU SUNA) ee magaalada hargaysa sanadkii 1997kii – 1998kii waxa uu xifidiyay quraanka kariimka sanadkii 2002dii waxa uu ka baxay dugsiga sare ABUU HURAYRA ee magaalada hargaysa.
Intaasi ka dib waxa uu magaalada hargaysa ka bilaabay macalinimo sanadkii 2002dii – 2005tii
Sanadkii 2005tii – 2011kii waxa uu wax ka soo bartay jaamacada Itoobiya ee horn Interanational qaybteeda caafimaadka.
Dr Murashax cali muxumed xasan wixii intaa ka danbeeyay waxa uu bulshadiisa iyo dalkiisa ugu shaqeeyaa DOCTORNIMO IYO ARIMAHA bulshada oo uu si wayn uga qayb qaato.

No description available.

Image may contain: 1 person, beard and text

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews