Hargaysa(Kaafinews) Saamiga Beelaha H-jeco, Garxajis Iyo Habar-awal Ka Helayaan Xukuumadda Madaxweyne Biixi + Tirada Wasiirada Mid Kasta La Siiyey Iyo Magacyada Siyaasiyiinta La Xushay + Akhri

Inkasta oo tirada wasiirada la magacaabayaa ay noqonayaan 15 Wasaaradood hadana waxa beelaha Garxajis. Habar-jeclo iyo Habar-awal la siiyey 9 wasiir oo mid kastaa uu helay 3 Wasiir sida saami qaybsigu yahay.

Cabdilaahi CukuseDuur iyo Shukri Baandare ayaa noqonaya sadexda wasiir ee beesha Garxajis yeelanayso sida Shabakadda Kulannews xogaha ku helayso.

Maxamed Kaahin. Baashe Cawil Iyo Xasan Gaafaadhi ayaa iyaguna noqonaya sadexda wasiir ee Beesha Habar-jeclo helayso.

Jamaal Cali Xuseen. Sacad Cali Shire Iyo Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa noqonaya sadexda Wasiir ee Beesha Habar-awal helayso.

La Soco Xogaha kale ee beelaha iyo sida ay Wasiirada u heleen