kaafinews.com
Shaqaalaha Eryal Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Khadar Siyaad Ismaaciil
January 3, 2019 - Written by admin

Maamulka iyo shaqaalaha Tvga Caalamiga ah ee Eryal Tv Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Ehelkii Uu Ka baxay marxuum khaddar siyaad Ismaaciil oo maanta magaaladda hargaysa lagu aasay,waxaana ay ilaahay uga baryayaanu inuu janooyinkiisa ku casuumo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Kolay qofkasta waa uu dhimanayaa waa lagu kala horaynayaa dhimashadda waxaanan ilaahay uga baryaynaa marxuumkaasi inuu ilaahay janooyinkiisa ku casuumo cadaabul qambriga ka ilaaliyo.

Anaguna waxaanu ilaahay ergo uga nahay inuu janooyinkiisa geeyo adoonkaas,waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ku casuumo.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilahayn Raajicuun

Kulu



Nafsani Daa’iqatul Mawtu,nafkastaa way dhiman doontaa oo ilaahay ayaa loo noqon doona ilaahow maalintaas umadda muslimka ah iyo Marxuum Khaddar Siyaad Janooyinka Ku Casuumo oo kitaabkooda midigta uga dhiib.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews