kaafinews.com
Doorahsadda Puntland ,Yaa Adkaaday , Yaase Lagga Adkaaday.
January 8, 2019 - Written by admin

Arrinta cajiibka ah ee doorashadan kasoo baxdayna waxay tahay ,Qatar iyo Maraykan oo aan isku wacnayn oo doorashadan dani ku midaysay

Doorashadda Puntland waxay isugu jirtay labba doorasho oo isku hoos jirra , doorasho muuqata oo ah madaxwaynaha puntland ee doorkan cidda noqonaysa , doorashadaas oo ah doorashada muuqaalkeeda dadka caadiga ihi arkayay .

waxa kale ee jirtaana waxay ahayd , doorasho aragtiyeed , siyaasadeed , xulifeed iyo istaraajiyadeed , oo musharixiinta mid waliba u ciyaarayay koox dhan oo daba taagnayd .

Doorashaddaa waxaa ugu waawaynaa kooxaha loolamayay,

Kooxda Nabad oo ku daaban ,xulifadeeda Qatar iyo Maraykan,

Kooxda Dumu-jadiid , oo ku daaban xulifadeedda , Imaaraadka Carabta iyo Turkigga .

Arrinta cajiibka ah ee doorashadan

kasoo baxdayna waxay tahay ,Qatar iyo Maraykan oo aan isku wacnayn oo doorashadan dani ku midaysay maadaama midiba dhan kala haysto kooxda Nabad iyo Nolol , halka wadamadda Imaaraadka carabta iyo Turkiga oo aan iyana isku wacnayn ay doorashadani dani iskugu keentay , maadaama ay labadaba xurgufi ka dhex taagan tahay kooxda Nabad iyo nolol .

Si kastaba ha ahaatee , ciyaartii waxaa ku guulaystay kooxdii dimu-jadiid iyo xulifadeedii , waxaana ku guuldaraysatay kooxdii nabad iyo nolol oo ciyaar yahanadeedii jaranjarada si xun ugu leedeen .

waxaase ciyaartani hor dhac u tahay , wareegyadda soo socda ee ciyaarta Juba-land dhawaan ka dhici doontaa ugu soo horayso , Finalkuna waa ciyaarta wayn ee loo diyaar garoobayo 2020 , taasoo ka dhici doonta Istadiyamka Mogdisho .

W/Q: Axmed Nuur Guruje.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews