kaafinews.com
Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Tirada Ciidamo La Ruqseeyey Iyo Isbadal Lagu Sameeyey Xeerarka Ciidamada
January 9, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(kaafinews):-Dawlada Itoobiya ayaa ka hadashay isbadal lagu sameeyey ciidamada kala duwan ee dalkaasi.

Wasiirka difaaca dalka Itoobiya Mss Eng Aisha Mohamed oo maanta warbixin siinaysay golaha baarlamaanka ayaa sheegtay in isbadal lagu sameeyey ciidamada kala duwan ee dalkaasi.

Wasiir Mss Eng Aisha Mohamed ayaa cadaysay in lixdii bilood ee ugu dambeeyey isbadal badan lagu sameeyey barnaamijyo ciidamadu leeyihiin iyada oo xustay in xeerar gaadhaya 20 lagu sameeyey wax ka badal.

Waxay sheegtay inay hayaan jidkii ay ku dhisi lahaayeen ciidamo xoogan oo difaaca dalka isla markaana guta waajibaadka ka saaran dalkooda, iyada oo xustay in la diyaarinayo ciidamadii bada iyada oo

tababaro ay bixinayaan khabiirou dhashay wadamada faransiiska Iyo Kenya kuwaas oo Itoobiya caawinaya dhismaha ciidamada bada.

Sidoo kale waxay xustay in lixdii bilood ee ugu dambeeyey ay ciidamadu heleen wixi ay u baahnaayeen iyada oo la ruqseeyey  tiro gaadhaysa 7,017  askari oo ku guul daraystay inay ka gudbaan tijaabinta caafimaadka maskaxda.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews