kaafinews.com
Guddida Doorashooyinka Soomaaliya Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Iyo Sababta Keentay
January 12, 2019 - Written by admin

Muqdisho(kaafinews):-Guddida madaxa banaan ee doorashooyinka soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameeyey xubin ka mid ah guddida.

War ka soo baxay guddida doorashada soomaaliya ayaa lagu sheegay in eedaymo soo taxnaa lixdii bilood ee ugu dambeeyey ay keeneen in xubinimadii iyo xilkiiba laga qaaday gudoomiye ku xigeenkii guddida doorashada Sayid Cali Sheekh Maxamed.

Warka guddida doorashada soomaaliya soo saartay ayaa lagu sheegay in gudoomiye ku xigeenku uu jabiyey xeer adag oo guddidu lahayd isla markaana uu ku tuntay qodobo ka mid ah sharciga u yaala guddida iyada oo warka lagu xusay inuu ka faa,iidaystay awooda xilkii uu u hayey guddida doorashada.

Ilaa


hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay gudoomiye ku xigeenka guddida doorashada ee xilka qaadista lagu sameeyey.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews