kaafinews.com
“Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees Waa Dulmi, Cabsi Gelin Iyo Car Juuq DHeh”….Cabdikariim Axmed Mooge
January 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(kaafinews):-Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si adag uga hadlay xadhiga lagula kacay abwaan Cabdiraxmaan Abees.

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu kaga hadlay ujeedada laga dheehan karo xadhiga lagula kacay abwaankaas oo xalay soo bandhigay suugaan ku saabsan hogaaminta wanaagsan.

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa qoraalka uu baahiyey ku yidhi sidan “Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, waa dulmi, cabsigelin iyo car juuq dheh! Coddheer baan ku cambaaraynayaa xadhiga lagula kacay Abwaanka, intii xalay joogtay iyo Inta jecel xoriyada hadalku waa in ay dulmiga uga hiishaan Abwaanka…..ninkii qayrkii loo xiirayow soo qoyso adugana!

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews