kaafinews.com
Madaxweyne Madaxtooyada Aad Dhisayso Waxaa kaaga Khayr Badan Adiga Oo Hargaysa Wadooyin Usameeya.
January 23, 2019 - Written by admin

Madaxweyne maanta Hargaysi waxay ubaahanatay Biyo iyo wadooyin iyo playn cusub oo Hargaysa loosameeyo taasana

Madaxweyne caasimada Somaliland Ee hargaysa waxay laliidataa wado xumo iyo cidhiidhi ay gaadiidku isku xidhmaan saacadaha shaqada iyo rawaxaada dadka adeegyada gaarka ah doonta iyo dadka gaadiidka dadweynaha wataana way ku kadeedmaan markay hargaysa dhexmarayaan dad badanina iyaga oo ay kalyuhu xanuunayaan ayay guryahoodii kunoqdaan sida uu gaadhigu marna god uguladhacayo marna ay bireega uhayaan gaadhiga sidaa daraadeed madaxweyne waxan kugulatalinlahaa inaad Hargaysa u samayso wadooyin kuwa burburayna aad hagaajiso oo aad iska dayso meeshan laleeyay madaxtooyo ayaa lagadhigayaa meeshaasina maaha meel madaxtooyo ku haboon waayo meeshaa qaabkeedu aniga ilama quruxbadna buuqna waatii lamaqlaayay.

Madaxweyne maanta Hargaysi waxay ubaahanatay Biyo iyo wadooyin

iyo playn cusub oo Hargaysa loosameeyo taasana kuu khayrbadan oo kuutaageero badan hadii ilaahay kugaransiiyo, Mataxtooyadaa ay madaxweynayaashii horeba kujireena kujir intaad xilka hayso waayo dhaqaalaha iyo kharashka ku baxaya madaxtooyo cusub waxa ka khayrbadan waxbadan oo ay bulshadu ubaanhantay in lagahoraysiiyo. Alaaloow eed la aan.

 

W/Q: Xasan Karuur.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews