kaafinews.com
Jiritaanka Golayaasha Degaanka, Ma laga Maarmi karaa Golayaasha Degaanka ama Dawlad Hoose?
February 2, 2019 - Written by admin

Sida ku cad Dastuurka Qaranak iyo Xeer hoosaadkiisa “Xeerka Ismaamulka Gobalada iyo Degmooyinka JSL.

Hordhac:

Warqadii mudo kordhinta Doorashada ee uu Madaxweynuhu u gudbiyay Golaha Guurtida waxaa ka muuqday ciwaankeeda sare “Mudo Kordhinta Doorashada Golaha wakiilada, wallow laga filaayay in ciwaankeedu ahaado “Mudo Kordhinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Degaanka” sidaa Daraadeed waxa ay yeelanaysaa fasiraad u dhigan sidan: A. In Doorasho Gole Degaan oo qabsoommaysaa aanay jirin.

Sida ku cad Dastuurka Qaranak iyo Xeer hoosaadkiisa “Xeerka Ismaamulka Gobalada iyo Degmooyinka JSL. (XEER LR. 23/2002)”

• XUBINTA 4’AAD  GOLAHA  DEEGAANKA QODOBKA 18’AAD GOLAYAASHA DEGMOOYINKA oo u dhigan sidan: Tirada  Mudanayaasha  Golayaasha  Deegaanka  Ee  Dawaladdaha hoose waxay  ku salaysan  yihiin darajooyinkooda  oo  kala ah:

– 1 Caasimadda  Hargeysa 25 xildhibaan. 2. Degmooyinka  Darajada “A” 21 Xildhibaan. 3. Degmooyinka  Darajada “B” 17 xildhibaan. 4. Degmooyinka Darajada  “C”  13 xildhibaan. 5. Degmooyinka  Darajada “D” 9 xildhibaan.

• Isla QODOBKA 20’aad MUDDADA XILKA GOLAHA, faraciisa  1aad oo u dhigan sidan: “Mudada  Xilka  Mudaneyaasha  Golaha  Degmada  waa shan  (5)  sanno oo ka bilaabmanta  maalinta  Maxkamaddu  Go’aanka  doorashada  ku dhawaaqdo”.

• Isla QODOBKA 37’aad XADIDAADA AWOODDA GOLAHA. Farcamihiisa 1aad oo u dhigan sidan “Maamulka gobollada  iyo degmooyinka  waa  qayb  ka  mid  ah   maamulka xukuumada   jamhuuriyadda  Somaliland  sida ku  cad   qodobka  110aad  ee dastuurka qaranka Oo ka hadlaya Maamulka Gobalada iyo Degmooyinka Farcamihiisa 1aad oo u dhigan sidan        Maamulka gobollada iyo  degmooyinku  waa  qayb  ka  mid  ah  Maamulka Xakuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

• Isla Qodobka 36aad XILKA GOLAHA DEGANKA. Farcamayaashiisa oo tiro ahaan 7 ahi, Si aan mugdi iyo madawna ku jirin waxa ay uga waramayaan siyaasada lagu hagayo iyo ilaa heerka uu gaadhsiisan yahay awoodooda, qorshoyaasha ay dejistaana waxay ku sar goyanayaan qorsha qaranka ee wakhtigaa lagu dhaqmayo.

Gebogebo:

Bulshada Somaliland waxaa lagu qiyaasaa 4ML, muwaadin kasta waxaa uu Xil ka saaran yahay ilaalinta Dastuurka iyo xeer hoosaadkiisa, waxaa hubaal ah cid kasta oo ku xad gudubtaa waa cid diidan jiritaanka qaranka jsl.

Beesha caalamku waxa ay indho gaar ah ku hayaan sida aynu ugu talaabsanay hanaanka democratic waxa aynu ku taaganahay jaranjaradii ugu saraysay ee aynu ku kasbanlahayn Ictiraafka.

Qalinkii: Eng. Cabdixakiim Maxamed Cabdi (samokaab)

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews