kaafinews.com
Laanta Af-ka carabiga ee BBCda, oo Wareysi la yeelatay.. Dhakhtar rug cadda ah oo reer Masar ah oo beera Wadnaha iyo Kalyahay!!
February 4, 2019 - Written by admin

Suaalaha oo uu waydiiyey waxa ka mid ahayd,,in dhakhtarku helay abaalmarino caalamiyga iyo in uu la kulmay guuldarooyin intii uu hawshan

Xalay sacaddu markii ay mareysay 11:05..ay waxa la soo daayey…. wareysi gaar ah oo uu qaaday Wariye ka tirsan qaybta Afka-carabiga.ee laanta BBCda,qaybteeda carabiga.oo uu ka qaaday,dhakhtar weyn oo la yidhaahdo;Dr.Majdi Saciid, oo ku takhasusay beerista wadnaha iyo kalyaha..Wariyahan ayaa  waxa uu dhakhtar ka wareystay ..waayihiisii dhakhtarnimo iyo hawlihii uu soo qabtay…Dr.Majdi saciid oo u dhashay dalka masar…waa dhakhtar ku takhasusay….beerista wadnaha iyo kalyaha…qof uu wadno u beeray ayaa uu u shaqeynaayey…43..sanadood..!!diktoorku waxa uu xarumo qaabilsan wadnaha iyo kalyaha ku faafiyey 32 dal oo dunida…dad faro bandanna wax buu baray.waxa uu 1995 kii…xarun weyn oo ah…beerista wadnaha iyo kalyaha ka aas assay…dalka masar…isaga oo hadda ah..qof waayeel ah..waxa

uu sheegay in uu u adeegaayo dadka buka…waxana dadka uu u qabtaa.. adeegyo  bilaash…ah..hadda oo uu joogo London…oo wareysiga lagaga qaaday ..waxa boqoradda ingiriisku siisay abaalmarin …la guddoonsiiyey 24 qof oo kaliya ah waligeed. waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadka loo adeego.!!Suaalaha oo uu waydiiyey waxa ka mid ahayd,,in dhakhtarku helay abaalmarino caalamiyga iyo in uu la kulmay guuldarooyin intii uu hawshan caafimaadka ah, ku jiray.,? Dhakhtar waxa uu sheegay in inkastoo uu helay abaalmarino caalamiya hadana,isaga arrintaasi ayna la muhiim ahayn ee in dadkaaga bukaoo  la gargaaro oo wax loo qabtaa muhiim tahay!waxa kaloo uu sheegay in ay jiraan guuldarooyin uu la kulmay oo ayna jirin wax ama arrin boqolkiiba boqol  ah!!..guuldaraduna ka mid tahay…guusha.! waxa uu cambaareeyey dhakhaatiirta dadka lacagta ku xidha.hadal iyo dhammaantii wareysiga ayaa waxa uu ahaa wareysi uu wariyuhu dhakhtar ku weydiiyey su’aalo faro badan oo muhiim ah,waxa ka mid ahaa..Diktoor…hadda qof weyn baa tahay..xilligii aad iska nasan lahayd ee aad iska raaxaysan lahayd maan la gaadhin..?? Dhakhtarku waxa uu yidhi…inkastoo kooxo dhakhaartiir ah,ila shaqeeyaan oo aan kaligay waxba qaban…hadana…waxa muhiim ah..in loo adeeg dadweynahaaga ….waxaanan u badanahay hadda in aan talooyin iyo waayo aragnimooyin bixiyo.!!waxa kaloo uu waydiiyey…halka uu dhaqaalaha ka helo maadaamoo uu dadka ugu adeego bilaash ama lacag la’aan..?? waxa uu sheegay in ay caawiyaan inta ugu  badan dadweynaha reer masar…oo ay taborucaad ku soo caawiyaan. Waxa kaloo la weydiiyey Dhakhtarka…had iyo jeer adigu warbaahinta kuma badnid oo kama soo muuqatid iyo waliba arrimaha siyaasadda…maxaa wacay??? Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in aadan wakhti ku lumin ..arrimaha muuqashada iyo siyaasadda oo aad ku dadaasho in aad caawiso dadkaaga jilicdasan ee bukaanka ah.!!!

Qore: C.casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

Macalin dhiga luuqadaha/Aqoonyahan College for English!!

Email:aragtiwanaagsan@gmail.com.

Facebook:abdiazizyonis.

Tell: 063 4175733.

Hargeysa,Somaliland.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews